Weerar Bambaano oo ka dhacay Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay

Weerar bamka gacanta loo adeegsaday ayaa lagu qaaday ciidan ka tirsan kuwa taraafikada DF oo ku sugnaa isgoyska Black Sea ee Muqdisho duhurnimadii maanta. Waxaana la sheegay inay goobta ka baxsadeen kooxihii weerarka geystay oo haybtooda aan weli la ogeyn. Shan qof oo shacab ah ayay dhaawacyo ka soo gaareen qaraxan kuwaasoo iskugu jiray dad … Continue reading Weerar Bambaano oo ka dhacay Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay